25.1 C
Mogadishu
Tuesday, July 1, 2025

Maxaa ka jiro inuusan Farmaajo berri khudbad ku laheyn shirka ganacsiga Afrika?

Bookmark
Bookmarked

Share

Sharm El Sheikh (Caasimadda Online) – Warbaahinada qaar ee Soomaalida ayaa faafiyey warar been abuur ah oo sheegayey inuusan Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo wax khudbad ah ka jeedin doonin Shirka businessforafricaforum ee ka dhici doono Magaaladda Sharm El Sheikh ee dalka Masar.

Haddaba Caasimadda Online ayaa heshay Liiska Madaxda khudbadaha ka jeedin doono berri shirka Ganacsiga Africa ee ka furmayo dalka Masar.

Madaxweynahayaasha khudbadaha ka jeedin doono ayaa waxaa kamid ah Madaxweynaha Soomaaliiya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la filayo inuu halkaas ka jeediyo khudbad dhinacyo badan taabaneyso.

Haddaba Halkaan hoose ka akhriso Liiska oo dhameystiran:

Sidoo kale waxaa khudbado ka jeedin doono madax aad u badan oo aan inta lagu soo koobi karin.

Hadaad u baahan tahay inaad arrintaan xaqiiqdeeda hesho fadlan Linkiga hoose ku dhufo kadibna waxaad tagi doontaa Website official-ka ah ee shirka Ganacsiga.

2017 Speakers

- Advertisement -

Read more

Local News