25.4 C
Mogadishu
Tuesday, June 23, 2026

Maxaa kala socotaa ujeedada shirka madasha ee maanta ka furmaya Xamar?

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa lagu wadaa in maanta magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia uu ka furmo shirka wadatashiga qaran.

Shirka maanta lagu ballansan yahay ayaa waxaa ka qeybgali doona dhammaan Hogaamiyayaasha Madasha, waxaana wehlin doona qaar kamid ah Wakiilada beesha Caalamka.

Shirka wadatashiga qaran ayaa waxaa la filayaa in aad diirada loogu saaro doorashooyinka Soomaaliya wali kasocda ee aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Doorashada ayaa waxaa sidoo kale, looga doodi doonaa Tabashada maamulka Puntland, waxaana suuragal ah in Puntland ay wax ku weyso tabashadaasi.

Geesta kale, Shirka ayaa waxaa la filayaa in laga soo saari doono natiijo ku aadan arrimaha doorashooyinka.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News