28.6 C
Mogadishu
Thursday, April 30, 2026

MUQDISHO oo bannaanka soo dhigtay quruxdeeda (Daawo muuqaal cajiib ah)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Muqdisho oo ah Hooyada magaalooyinka Somalia, 22 sano waxaa la degay burbur, nidaam la´aan iyo dayacaad dadkeeda ay ku sameeyeen, hase ahaatee 22 ssano kadib, waxaa u sii iftiimay rajo iyo horumar ay kula tartami karto asaageeda.

Cidna ma qarin karto horumarka muuqda ee Sedaxdii sano u danbeysay ay ku tallaabsatay Muqdisho, waxayna iska meyrtay colaadii, nidaam la’aanta iyo burburka dib u dhigay 22 sano oo asaageeda ka reebay.

Dowladda Federaalka Somalia iyo qurba joogta dib ugu laabtay ayaa la dhihi karaa inay kaalintaasi qeyb ku lahaayeen sidii ay Muqdishadii la yaqiin noqoto, waxaana halkan idinkugu soo gudbineynaa muuqaal yar oo dhalinyaro Soomaaliyeed kasoo duubeen bartamaha magaalada, iyagoo fariintooda tahay mid ku socoto qurba joogta.

- Advertisement -

Read more

Local News