24.4 C
Mogadishu
Wednesday, January 21, 2026

PUNTLAND oo ku hanjabtay hal arrin haddii doorashada 2016…

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Garoowe (Caasimada Online) – Shirka golaha wasiirrada Puntland oo shir guddoominayay madaxweyne Cabdiwali Maxamed Cali, ayaa looga hadlay arrimo kala duwan, waxaana diiradda lagu saaray xaaladda Somalia iyo doorashada dhici doonta sannadka dabayaaqadiisa.

Waxaa lagu caddeeyay in dowladda Puntland diyaar garow ugu jirto marxaladda isbadalka ah ee kusoo wajahan Somalia, waxayna codsatay in waqitigii lagu hishiiyay doorashadu dhacdo

Kulanka Khamiis lahaa, ayaa lagu sheegay in Puntland gali doonto marxalad kala guur ah, sidaas darteed loo baahanyahay in waqtigii doorashada loo asteeyay la qabto, waxaana laga digay qalalaaso siyaasadeed oo imaan kara hadii ay suura gali weydo doorashada.

hanjabaada puntland

- Advertisement -

Read more

Local News