Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa habeenimadii xalay uu Qarax xoogan ka dhacay afafka hore Hoteel Maleyka ee Degmada Xamar weyne.
Qaraxa ayaa ahaa mid loo adeegsaday gaari nooca raaxada ah, waxaana la soo warinayaa in Qaraxaasi uu geystay dhaawac ilaa Seddex ruux.
Ciidamada Amaanka iyo Maamulka Degmada Xamarweyne ayaa baaraya Sababaha Qaraxa uu ku Dhashay.
Hoteelka uu qaraxa ka dhacay ayaa kamid ah hoteelada ku yaalla Meelaha ugu Saxmada badan,Inkastoo Qaraxa uu ahaa mid aad u Xoogan.
Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

