Dhageyso naceybka C/Weli Sheekh oo ku qeexay dadka reer Muqdisho burcad bililiqeysta dalka

Muqdisho (Caasimada Online) R/W hore ee Soomaaliya Cabdiwali Sheekh ayaa ku tilmaamay dadka reer Muqdisho in aay bililiqo ku haystaan xukunka, qaar aay bililiqo ku haystaan guryo, iyo dhammaan ganacsigii waddanka oo dhan.

RW. Cabdiwali oo la hadlayay dadka reer Puntland ayaa waxaa laga dareemayay in aay qaaday qiiro qabiil isla markaana caro kala dul dhacay shacabka reer Muqdisho.

Hadalada kasoo yeeray RW Hore ayaa ah kuwo aad looga xumaado oo aan laga fileyn shaqsi masuul dowlad ah ama haddaba rajo uga jirto in uu mar labaad ku soo noqdo masraxa siyaasadeed.

Halkan ka dhegeyso

[su_audio url=”http://saadaalnews.net/wp-content/uploads/2016/01/Cali-Maxamed-Geedi.mp3″]

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
caasimada@live.com