27.9 C
Mogadishu
Friday, May 1, 2026

Cabdi Weli Gaas oo sawir gacmeed qosol badan lagu karbaashay

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa Asbuucyadii ugu danbeeyay deegaanada maamulka Puntland ka dhacay Kufsi lagula kacaayo dumarka Soomaalida ee ku dhaqan deegaanada maamulkaasi.

Sawir Gacmeed lagu cabiray Kufsiga foosha xun ee ka dhacay Puntland ayaa waxaa lagu muujiyay Hogaamiyaha maamulka C/wali Gaas oo ku mashquulsan dhaqaale xisaabis, isla markaana aan ka warqabin waxa ka socda deegaanada maamulka.

C/wali Gaas oo dul fadhiya 5 Boorso oo lacag ah, ayaa ka hor imaaday baraarujin ay u sameysay Wasiirada Haweenka maamulka Puntland oo xusuusineysa in dumarkii ay galeen xaalad xun.

Sawir Gacmeedkaani ayaa waxaa sidoo kale lagu soo qaatay Hogaamiye Gaas oo diidaaya in wax laga weydiiyo waxa ka socda deegaanada maamulka.

- Advertisement -

Read more

Local News