Sawir xiiso badan: Xasan Sheekh, Muungaab iyo R/W CCC oo furay dukaan lagu iibiyo Soomaaliya

Muqdisho (Caasimada Online) – Farshaxamiistaha Soomaaliyeed ee caanka ah Amiin Caamir, ayaa sawir gacmeed xaqiiq ka hadal ah ka sameeyey xaraashka ay dalka Soomaaliya ka wadaan Cumar Cabdirashiid oo baddii iibiyey, Xasan Sheekh oo cadow dalka u gacan geliyey iyo Muungaab oo hantidii dowladda ee Muqdisho xaraashayey bilihii dhowaa.

Sawirka xiisaha leh hoos ka arag

suuqa