Sawirro: Waxay qaliin u martay in ay u ekaato Angelina balse ma aamini doontid sidee noqotay

Sahar Tabar, 22 jir ah, ku dhalatay magaalada Tehran, dalka Iran, ayaa doonaysay in ay muqaal ahaan wajigeda uu u ekaado actarada caanka Hollywodka kaso jeeda dalka Mareekanka Angelina Jolie.

Gabadaan dhalinyarada reer Iraan ayaa waxaa sida ay wariyeen warbaahinta dalka belguim waxay martay kontan qaalin si ay ugu ekaato gabadha taageero u tahay ee Angelia.

Gabdhaan reer Iraan ayaa waxay caan ka noqotay facebook iyo intasgram waxay heshay dhiirigelin badan iyo inkasto kuwa kale ku dhaleeceeyeen muqaalkeda.

Gabagabadii, gabadhaan reer Iraan sida ay rajeyneysay ma uusan noqon muqalkeda, balse waxay sheeegtay in aysan marna ka quusan doonin hamigeeda oo ay dooneyso mar un in ay u muuqaal ekaato gabadha ay taagerto ee Angelina.

Sahar Tabar Qaliinka ka hor iyo Qalliinka kadib