32.9 C
Mogadishu
Saturday, May 2, 2026

Sawirro + Video: ISIS oo noocyo cusub oo DILAL ah soo kordhisay (Caalamka oo wada yaaban).!!

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Kooxda Daacish oo ka dagaalanka Dalalka Syria iyo Iraq ayaa sii kordhiyay Qaabka dilalka cusub ee ay u geysanayaan kooxaha ay maxaabiis ahaan u qabsadaan.

Ku dhawaad 25 ruux oo xuutiyiin ah oo gacanta ay ku dhigeen ayay qaab cusub u dileen kadib markii qaar kamid ah maxaabiistaasi ay qoorta u geliyeen gantaalo aan qarxin, halka qaarkoodna ay saareen dooni waxyaabaha qarxa laga buuxiyay kadibna xeebta lagu qarxiyay iyaga oo saaran doonida.

Hoos ka daawo sawirada iyo muuqaalka

http://www.youtube.com/watch?v=pKqNz0vLedY

dc1 dc3 dc4 dc5 dc6

- Advertisement -

Read more

Local News