27.7 C
Mogadishu
Thursday, May 14, 2026

Sawirr: Ahlu-Sunna oo soo bandhigtay gaadiidka dagaal oo ay ka qabsatay Liibaan madaxweyne

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Gaadiidkaani ayaa waxaa soo bandhigay Maamulka Ahlusuna wal-jameeca oo sheegay inay ka qabsadeen Ciidamadii ay dagaalka la galeen ee uu watay Liibaan Madaxweyne.

Ahlusuna waxa ay sheegtay in gaadiidkaasi ay ku qabteen magaaladda dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud, waxa ayna sheegen in sidoo kale ay gacanta ku hayaan Hub uu lahaa Liibaan Madaxweyne.

Muuqaalka Gaadiidkaani ayaa waxaa wali ku jira shaki, waxa ayna dadka deegaanka soo sheegayaan in gaadiidkaasi ay horay u laheyd Ahlusuna waxa ay soo bandhigtayna ay yihiin kuwooda iyaga oo ka dhigaaya inay ku qabsadeen Dagaalka.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
Ahlusuna1

Ahlusuna2

Ahlusuna3

Ahlusuna4

- Advertisement -

Read more

Local News