Sawirro: Dekadda Muqdisho oo muuqaal cajiib ah lasoo baxday

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa isbedel muuqda lagu sameeyay Dekadda weyn ee magaalada Muqdisho taasi oo inta badan saameysay dhammaan Dekada.

Dhismihii hore ee Dekadda ayaa waxaa lagu bedelay dhismo cusub oo u dhiganta dhismooyinka Dekadaha caalamiga waxaana sidoo kale Dekadda loo sameeyay goobo laga koontaroolo amniga Dekadda.

Dekadda ayaa waxaa lagu soo kordhiyay darbiyo ka dhaadheer kuwii hore waxaana sidoo kale wajiga Dekadda loo muuqaal ekeysiiyay sida Dekadaha kale ee caalamiga ah.

Gaadiidka xamuulka qaada ayaa waxaa loo sameeyay qeybo gaar ah oo laga koontaroolo, halka kuwa yar yarna loo sameeyay albaabo gaar ah oo laga koontoroolo.
Dekada 1

Dekada 2

Dekada 3

Dekada 4

Dekada 5

Dekada 6

Dekada 7

Dekada 8