Sawirro: Gabdhihii ay qafaashen Boko Haram oo lasoo daayay iyaga oo rafaad uu ka muuqdo

Nairobi (Caasimada Online)-Kooxda Boko Haram ayaa soo deysay 21-gabdhood oo horay ay uga qafaasheen goob waxbarasho xili ay halkaasi xoog ku galeen.

Gabdhahaani ay maleeshiyada Boko Haram gacanta ugu jiray ku dhawaad laba Sano.

Ehelada dhalay gabdhaha dib u helay xoriyadooda ayaa goob fagaara ah ku dhigtay munaasabad aan lasoo koobi karin oo ay baroori wehlisay taa oo ka dhacday dalkaasi Nigeria.

Ehelada gabdhahaasi dhalay ayaa sheegay inay ka quusten gabdhahooda, maadaama Kooxda Boko Haram aysan arxan laheyn.
nigeria-1

nigeria-2

nigeria-3

nigeria-4

nigeria-5

nigeria-6

nigeria-7

nigeria-8

nigeria-9