Sawirro: Jubbaland oo caradii ay ka qaaday BFS kala duldhacday dad shacab ah (Daawo dhibkan)

Muqdisho (Caasimada Online) – Maamulka Kismaayo oo ka careysan go’aanka lagu burburiyay BJ ayaa waxa ay caradaasi kala dul dhaceen Sodomeeyo qoys oo ku dhex noolaa gudaha Magaalada.

Ciidamada iyo Maamulka Kismaayo oo watay gaadiidka Cagafcagafta loo yaqaan ayaa waxa ay burburin iyo dhibaateyn u geysteen guryo farabadan iyo Qoysaskii ku noola waxa ayna dhulka dhigeen guryahaasi iyaga oo ku andocaanaayo inay sharci darro yihiin.

Burburinta iyo waxyeeleynta dadkii shacabka ahaa ee ku noolaa guryahaasi ayaa waxaa horboodaayay Gudoomiyaha degmada Kismaayo Ibraahim Timajilic iyo taliyaha ciidamada daraawiishta Jubaland Aadan Koojaar oo iyagu sixun ula dhaqmay dadkii masaakiinta ahaa ee ku hoos noolaa guryaha la burburiyay.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
1

22

33

44

55

66

77

88

99

1010

1111

1212

1313

1414

1515

1616

1717

1818

1919

2020

2121

2222