26.1 C
Mogadishu
Friday, January 23, 2026

Sawirro: Kheyre iyo wafdigiisa oo booqday dekadda Kismaayo

Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Onlien) –Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ku tegay maanta dekadda magaalada Kismaayo, waxaana booqashadaasi ku wehliyay madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo wasiiro ka tirsan xukuumadda Somalia.

Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in dekadda Kismaayo ay ka mid tahay afarta dekaddood ee ugu waaweyn Somalia, balse aysan dowladda arag canshuuraha kasoo baxo.

“Waxaan saakay booqday Dekadda Kismaayo oo ah ilaha dhaqaale ee dalka, sidoo kalena ka mid ah 4-ta dekedood ee ugu weyn dalka..” ayuu yiri Ra’iisal wasaare Kheyre oo ay u ahayd markii ugu horeysay ee uu booqdo magaalada Kismaayo.

Ra’iisul wasaaraha iyo wafdigiisa ayaa magaalada Kismaayo ku sugan, halkaasi oo shirkii khamiislaha ahaa maanta ay ku yeesheen guriga martida ee Kismaayo.

Ogeysiis

Si aad usoo degsato APP-ka cusub ee Caasimada Online, fadlan raac link-yada hoose.

Android: Haddii aad isticmaaleyso taleefonada ku shaqeeya Android, sida Samsung, HTC, LG iyo wixii la mid ah) fadlan click sii, link-ga hoose, wuxuu ka geynayaa Google Plays tore-ka, kadiba degso app-ka.   HALKAN CLICK SII

iPhone: Sidoo kale, haddii aad isticmaaleyso iPhone, fadlan click sii, link-ga hoose, wuxuu ka geynayaa App store-ka, kadibna soo degso app-ka Caasimada Online. HALKAN CLICK SII

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Table of contents [hide]

Read more

Local News