Arag Sawirrada: Madaxweynaha Burundi oo meel fagaaro ah banooni ku dheelay kaddib markii…!!!

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha haya talada dalka Burundi Pierra Nkurunziza ayaa maalintii daraad ahayd wakaalada wararka ee Reuters sawirro ka soo qaaday isagoo kubad ciyaaraya.

Fariintu uu madaxweynuhu dirayo ayaa ah in aan Burundi wax dhib ah kajiirin xaaladu caadi tahay.

Qaar kamid ah saxaafada ayaa Nkurunziza ku dhaliilshay inaysan u haboonayn in xiligan kubad ciyaaro xili dalka ay ka jirto xasilooni daro sababtay dhimasho iyo dhaawac ka dhashay doonistiisa ah in mar sadaxaad uu ku soo laabto xukunka dalka.

Hoos ka daawo sawirada wakaala wararka ee Reuters ka qaaday Madaxweynaha.
pierre1

pierre2

pierre3

pierre4

pierre5