Sawirro: Mataano isku dhagan oo la kala gooyey

Muqdisho (Caasimada Online) – Carruurtaani mataanaha ah ee isku dhagan ayaa waxaa lagu sameeyay qaliin dhanka caloosha oo ay isaga dhagnaayen.

Qaliinkaani ayaa qaatay 18 saac oo xiriir ah, waxa ayna dhakhaatiirtu markii danbe ku guuleysteen inay qalaan balse inta lagu guda jiray qaliinka ayaa waxaa geeriyooday mid kamid ah Carruurta.

Carruurtaani oo lagu kala magacaabo Arthur and Heitor Rocha ayaa waxay ku dhasheen Bahia oo ka tirsan dalka Brazil, waxay wadaageen caloosha, kaadi haysta, beerka iyo xubnaha taranka.
1

2

3

4

5