Sawir shaaca ka qaaday xaqiiqda gudiga doorashada qaran

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawir gacmeedkaani ayaa lagu cabiray sirta ka danbeysay in madaxweyne Xassan Sheekh uu soo dhiso Guddi doorasho oo dhinac u janjeera.

Waxaa sawirkaani lagu muujiyay Madaxweyne Xassan Sheekh oo dhowr waji adeegsanaaya, isaga oo soo xushay kuwo isaga garab u ah kuna wehlin doona doorashada.

Xubnaha guddiga ee kuraasta lagu camiray ayaa waxaa qaarkoow loo xiray koofiyado, halka qaarna loo camaamaday balse waxa ay gabi ahaan yihiin kuwo shabahaaya Xassan Sheekh marka la eego muuqaalka wajigooda.
gudiga