Sawirro: Shil tareen aad u argagax badan oo ka dhacay Mareykanka

Muqdisho (Caasimada Online) – Shilkaani tareen oo ahaa mid uu ka dhashay khasaaro baaxad leh ayaa waxaa ku dhintay ku dhawaad hal ruux, halka sidoo kale uu dhaawac kasoo gaaray Sagaashameeyo kale oo kamid aheyd rakaabka tareenka.

Tareenka ayaa ku dhacay darbiga saldhiga tareenada Hoboken ee New Jersey ee Mareykanka, waxaana dadka uu dhaawaca soo gaaray kamid ahaa dad jaranaayay boonooyin.

Jennifer Nelson oo ah Afhayeenka New Jersey Transit, ayaa sheegay in geerida ay tahay mid yar isla markaana dhaawaca uu aad u badan yahay.

Gurmadka lagu badbaadinaayay dadka dhaawaca ah ayaa waxaa ka qeybqaatay ku dhawaad 20 gaari nooca gurmadka caafimaad ah.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
tareen-1

tareen-2

tareen-3

tareen-4

tareen-5

tareen-6

tareen-7

tareen-8

tareen-9

tareen-10

tareen-11

tareen-12

tareen-13

tareen-14

tareen-15

tareen-16

tareen-17