Sawirro: Taliyahii ciidamada ilaaladda Cabdi Weli Gaas oo nolosha lagu qabtay, dagaalka Galkacyo

Gaalkacyo (Caasimada Online) – Ciidamada Galmudug ayaa shaaciyey inay dagaalkii Gaalkacyo ay qabteen Taliyahii Ciidanka Ilaaladda Cabdiweli Gaas iyo afar Saraakiil oo kale.

Caasimada Online ayaa waxaa lasoo gaarsiiyey Teestaraha Taliyaha Madaxtooyadda Garoowe, oo ay ciidamada Galmudug sawirro kasoo qaadeen.

Ciidamada Galmudug waxa ay sheegeen inay goordhow soo bandhigi doonaan Video ay kasoo duubeen taliyaha la qabtay.

taliye 1taliye 2 taliye 3taliye 4taliye 5