Sawiro: Maxa iska bedelay xabsiga Guantanamo

Muqdisho (Caasimada Online) – Xabsiga ugu weyn caalamka ee Guwantinaamo ayaa waxaa ka buuxa maxaabiista ugu badan marka la eego xabsiyada kale ee adduunka kuwaasi oo dhalasho ahaan u badan Dowladaha Carabta.

Maxaabiista ayaa ka dhalinta Xogaha iyo Macluumaadka laga doonaayo loo adeegsadaa koronto iyo falal kale oo aan qoraal lagu cadeynkarin.

Muuqaalka guud ee Xabsiga ayaa ah mid aan raali galineynin qofka maxbuuska ah, waxa ayna saaxiib u yihiin Eeyo loo adeegsado maxaabiistaasi.

Maxaabiista qaar ayaa lasiiya sun lagula dagaalamaayo dareenkooda, halka qaarna ay la miir daboolmaan dhibaatooyinka ay ka dhex layaan korontadaasi loo adeegsanaayo.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
1

2

3

5

6

7

8

9

11

12

13

14