24.9 C
Mogadishu
Tuesday, January 13, 2026

Shacabka Muqdisho iyo ciidamada oo si weyn ugu dabaal degay Farmaajo

Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)– Dabaal deg xooggan ayaa ka socda magaalda Muqdisho, waxaana guud ahaan magaalada laga maqlayaa rasaas kala duwan oo ciiddamada kala duwan ee dowladda ridayaan.

Haween fara badan oo wadooyinka isugu soo baxay ayaa alalaas iyo baraanbur ay ku amaanayaan Farmaajo, jawiga magaaladuna waa mid xamaadaysan oo shacabka aad ugu farxeen isbadalka ka dhacay dalka.

Shacabka Soomaaliyeed ayaa u humuun qabay isbadal dalka ka dhacay, kaasoo ay in mudo ah sugayeen.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News