25.9 C
Mogadishu
Sunday, May 31, 2026

Shacabka Soomaaliyeed kuma hungoobin filashadoodi dowladnimo, Documentary Xiiso badan.

Bookmark
Bookmarked

Share

Garoowe (Caasimadda Online)- Booqashadii taariikhiiga aheyd ee madaxweyne Farmaajo ku tegay gobolada Puntland iyo Galmudug ayaa dadka shacabka ah dareen iyo yadadiilo gelisay, waxaana halkaan idiin kugu soo gudbineynaa muuqaal doceumentari ah oo laga sameeyay booqashadii madaxweynaha ee ee Puntland iyo Galmudug.

- Advertisement -

Read more

Local News