Shirkadda Barqadle ,Waa shirkad ka shaqeysa Xayeysiinta Ganacsiga oo laga hergeliyay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho taas oo ah mid nuuceeda aan horay loo arag loona maqal.
Waxey kuu sameyneysaa Tabeellooyin Qurux badan oo Shaashado ku jiro, kuwaas oo suran meelaha ugu muhiimsan magaalada. Waa Hab aad u sarreeya, Korna u qaadayo Ganacsigaaga, iyo qurxinta magaalada.

Shirkadda Barqadle
Shirkad Ballaaran
Bullaalinta Ganacsigaaga
Bilicda Dhulkeenna
Sare u kicinta Beecsharadaada
Baallayaasha jidkiyo
Meel kastood ka bidhaanto
Barqadlaa u taagan
Degdeg Booqo rugteeda
Hawsha oo la bilaabo
Beryo qaada ma doonto
il biriqsi waaye adeegu!
Waxaad kala xiriiri kartaa Shirkadda Barqadle:




- Advertisement -

