Qaar ka mid ah shirkadihii sanadkaan ku guuleystay adeegga Xajka oo musuq maasuq lagu sameeyey

Muqdisho (Caasimadda Online) – Guddiga kala saaridda Xamlooyinka usoo tartamay fulinta adeegga Xajka oo ay magacowday Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa lagu eedeeyey inuu ku kacay musuq maasuq xooggan.

Guddiga ayaa lagu eedeeyey inay musuq maasuqeen qoondada qaar ka tirsan Shirkadihii ay markii hore sheegeyn inay kamid yihiin Shirkadaha ku guuleystay inay sanadkaan qeyb ka noqdaan fulinta adeegga Xajka.

Shirkadaha qoondadooda la musuq maasuqay waxaa kamid ah Shirkadda Africa Express oo sheegtay inay ku guuleysteen kamid noqoshada Liiskaas balse aysan jirin cid illaa iyo hadda siisay qoondadooda.

Madaxda Shirkadda Africa Express ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay in dhibaato intaa la eg loo geysto Shirkadda.

Waxay madaxda ugu sareeyo dalka iyo wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ugu baaqay in xaqooda la siiyo.

Africa Express ayaa kamid aheyd shirkadii kasoo muuqday Liiska Wasaaradda ay soo saartay ee sanadkaan nasiibka u yeeshay inay helaan adeegga xajka sida ka muuqato liiska Wasaaradda kasoo baxay dhawaan:

Shirkadaha B

  • Daalo Airles
  1. Jubbala Air

Shirkadah T)

  1. Freedom
  2. Carafaat
  3. Jowhar
  4. Rixla Mubaaraka

Shirkadaha J

Ocean

Africa Express

Air Jubati

Darmar travel

Hogal traver

Rudwaan

Shirkadaha X

Daruuro

Shikradha KH:

Saaj Travel

Makka Travel

New Star

Answer travel

SPD

Safarri Trave;l

Shirkadda D

  1. Makka Al-Mukaram
  2. Karaama
  3. Kalkar
  4. Manaasik Travel
  5. Royal Som
  6. Barayt
  7. Al-Huda Travel Hajj and UImra
  8. Al-Mnanaasik Fil Xaji Wal Cumra
  9. Falalcadde

Shirkadah S”

  1. Dahala Airles
  2. Al- Rayan
  3. Federal
  4. Eurie Africa
  5. Somali travel
  6. Teyseer
  7. Labeyk
  8. Qudus
  9. University
  10. Salam Hajj and Umra
  11. Universal
  12. Al-Saqar
  13. Al-ixsaan
  14. Al- Hijra Travel
  15. Cibaar Travel
  16. AL-Hijra Air
  17. Ritaaj
  18. Hiiliye
  19. Isfalaash
  20. Salam Travel
  21. Mustaqbal
  22. Anfaal
  23. National Airways
  24. Abmooja Travel
  25. Save Way
  26. Travel Express
  27. Key way
  28. Ruksan
  29. Hubaal
  30. Daymond

Halkaan hoose ka daawo hadalka kasoo baxay Shirkadda Africa Express

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
caasimada@live.com