Tacsi ku socota Cabdullaahi Ciise Shiiraar

Dr Ibrahaim Sheekeeye, Ugaas Cabdirahaman Rooble,  Sheekh Ismaaciil Taakow, Cabdikariim Moseeyo, Ceeynte, Sheekh Aweys, Bashiir Nero, Cabdiaziz Shiino, Mustaf Camalow, Mustaf ilkacase, Injineer Cabdullahi, Mohammed Makaraan, Mohamed Haruun, Injneer Cilmi Cali Nuur, Sayid Caraaye Siidow, Abdulmudalib Yaasir, Cali Baashi, Baasto iyo dhamaan jaaliyayadda ku dhaqan WASHINGTON DC METROPOLITAN AREA.

Waxay tacsi u diriyaan Cabdullaahi Ciise Shiiraar iyo dhammaan qoyskooda, ayaga oo uga tacsiyeynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timid hooyadiis Xulbo Yuusuf Cali, oo habeenkii sabtida ku geeriyootay magaalada Lancaster ee gobolka Pennsylvania ee dalka Mareykanka. Waxay leeyihiin Samir iyo iimaan allaha idinka siiyo, marxuumaddana jannada allaha ka waraabiyo. إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ