Tahniyad ku socota Yaasiin Suudi Abuukar iyo Hani Cali Maxamuud

Aaba Suudi Abuukar iyo hooyo Faaduma Dhicisoow iyo carruurtooda. Hooyo Xakiima Cali Xasan, Maryan Suudi iyo seeygeeda iyo carruurtooda. Sahra Suudi, seeygeeda iyo carruurteeda. Samiira Suudi, Seeygeeda iyo carruurtooda. Jamiila Suudi, Seeygeeda iyo carruurtooda. Abuukar Suudi, Aamina Suudi, Muna Suudi, Qadra Suudi, Cali Suudi iyo Cumar Suudi.

Dhammaan reer Sheekh Axmed Mataan, gaar ahaan Seynab Sheekh Axmed Mataan iyo Cabdi Maxamuud Geedi, Aabe Cali Sheekh Axmed Mataan iyo Aamina Daa’uud Axmed, Jamiila Sheekh Axmed Mataan, Ruqiya Sheekh Axmed Mataan.

Dhamaan reer Abuukar Xasan Geedi, dhamaan reer Dhicisoow, reer Faradheere, reer Maxamed Jaamac, reer Abuukar Xasan (Qataatow) reer Axmadeey Ismacìil, reer Maxamuud Makaraan, reer Xasan Yusuf, reer Maxamed Sheekh Xasan, Xuseen Calyaalo, Shaduur Xasan, Shukri Carabow, Nimca Dirac, Faduma Shuukow, Farxiya Cabdi Qaasin, Mocoow Xuseen Liig, Yaasiin Maaxi Macallin, C/llaahi Muuse Dheere, Leyla Cabdullaahi Cumar Istarliin. Dhammaan reer Maxamuud Gacal, iyo Sayid Caraaye.

Waxey tahniyad u dirayaan wiilkooda Yaasiin Suudi Abuukar iyo marwadiisa Hani Cali Maxamuud oo ku aqal galay magaalada Linköping ee waddanka Sweden. Waxay leeyihiin reerkii lagu nastee, lagu nagaadee, wadajiree nabad-gala allahow idinka yeel. Wiil iyo caano, gabar iyo caano. Arooskii loo aayo.