Taliska ciidamada Booliska gobolka Banaadir oo is badal lagu sameeyay

Muqdisho (Caasimadda Online)  – Sida aan wararka ku heleyno waxaa is badal lagu sameeyay hogaanka ciiamada Booliska , waxaana xilka qaadis  lagu sameeyay General  Cumar Maxamed Xasan oo ahaa Taliyii taliska Ciidamada Booliska ee gobolka Banaadir .

Xilka Taliyaha Taliska Ciidamada Booliska goblka Banaadir waxaa loo magacaabay Qaasim Axmed Rooble oo ahaa Afhayeenkii hore ee ciidamada Booliska.

Generaal Cumar Maxamuud aya ahaa shaqso howl kar ah wax badana ka badalay intii uu xilka hayay hanaanka ay u shaqeeyaan ciidamada  Boolisla .

Isbadalkaan cusub ayaa ah mid lagu doonayo in xal loogu raadiyo xaaladda amni Xumada ah  ee ka jirat Muqdisho  oo waayihii dambe marti u noqotay Amni Xumo iyo falal lid ku ah amniga

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com