31.9 C
Mogadishu
Friday, May 1, 2026

USA oo kaalinta 2 ka galay dilka wariyaasha iyo Africa oo kaalinta 6 aad gashay (Warbixin)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Dalka Mareykanka ayaa kaalinta labaad ka galay wadamada sanadkaan sii dhamaanaya lagu dilay wariyaasha ugu badan caalamka.

Dalalka Qaarada Africa ayaana galay kaalin aan laga fileyn, maadaama lagu dilay sideed wariye sanadkaan 2016 ee maanta ku eg.

Dalalka bariga Dhexe ayaa kaalinta koowaad galay, waxaana lagu dilay 28 wariye sanadkaan.

Sanadkaan ayaa u muuqda in tiro ahaan uu ka yaryahay sanadkii hore oo 122 wariye lagu dilay caalanka.

Wadamada lagu dilay wariyeyaasha ayaa waxay kala ah:

Maraykanka 24 wariye

wadamada Bariga dhexe 28 wariye

Wadamada Afrika,8 wariye

Yurub 3 wariye

Ciraaq 15 wariye

Afgaanistaan  13

Mexico  11 saxafi.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News