VIDEO: Dowladda oo iska indha tirtay dayactirka goob muhiim u ah shacabka

Dowlada Somalia oo ka jiifatay in ay dib u howl geliso goob umadda Soomaaliyeed Taariikh weyn ku leh balse anan haatan dib loo xasuusan marka la fiiriyo Taariikhda ay lee dahay iyo Sida ay ahaan jirtay Xiligii Bariisamaadka.

Waxaan aaminsanahay qof kasta oo muwaadin Soomaaliyeed hadii uu maqlo magaca ama goobtani ama uu daawado in uu ilmeyn doono sababo wadaniyadnimo darteed ee nala daawo muuqaalkani.

HALKAAN KA DAAWO: