Video: Geesigii Mashaqadii Westgate oo bixiyey Wareysi muhim ah

Caasimada Online:  Wiil uu dhalay Wasiirkii hore ee Difaaca keyna Yusuf Haji oo lagu Magacabo Abdul Haji ahna Soomaalida dagta Wadanka Kenya ayaa waxaa lagu dhex arkay sawiro dhowr ah oo uu ku badbaadinayay dadkii lagu heystay Mall-kii Westgate.

Hadaba Tv-yada dalka Kenya ayaa la yeeshay wareysiyo kala duwan iyagoo weliba ku tilmaamay geesi ka dhex muuqday Mashqadii xanuunka badneyd ee Wastgate.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA: