VIDEO: Jabriil Ibraahim Cabdulle oo Soomaalida si cajiib ah ugu sharxay hiigsiga 2016-ka (Daawo)

Muqdisho (Caasimada Online) – Dhowaan ayaa xukuumadda iyo baarlamanka Soomaaliya waxa ay isla garteen inaysan suurta gal ahayn in qorshihii hiigsiga 2016 si dhab ah loogu fuliyo dalka Soomaaliya.

Waxa ay labada dhinac si cad u sheegeen in Soomaaliya aysan ka dhici karin doorasho qof iyo cod ah, taasi oo ahayd arrin beesha caalamka ay si aad ah ugu dadaaleysay in la sameeyo.

Haddaba arrimahaas iyo caqabadaha hiigsiga 2016, ayaa waxaa laga wareystay agaasimaha hay’adda CRD ee Soomaaliya Jarbiil Ibraahim Cabdulle.

Hoos ka daawo wareysiga

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com