24.4 C
Mogadishu
Saturday, July 12, 2025

Video: Liyuu Booliis oo sharafta ka qaaday calanka SOMALILAND

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Hargeysa (Caasimada Online) – Ciidamada Liyuu Boolis ayaa gaaray Deegaanka Balidhiig oo ka mid ah Deegaanada Dhaca Xuduudka Itoobiya iyo Soomaaliya iyagoo Halkaasi ku Jeex-jeexay Calanka maamul Somaliland.

Goobjooge ku sugan magaalada Balidhiig, oo la hadlay Warbaahinta ayaa wuxuu faah faahin ka bixiyey Qaabka Ciidamada Liyuu booliska ee Itoobiya ay kusoo galeen magaalada iyo Sida ay wax u dhaceen.

- Advertisement -

Read more

Local News