Daawo: Xasan oo dalalka ciidanka AUSSOM iyo caalamka kula heshiiyey shan qodob
Entebbe (Caasimada Online) -Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay shir-madaxeedka dalalka qaybta ka ah howlgalka taageerada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) iyo...