25.7 C
Mogadishu
Tuesday, July 1, 2025

Daawo Video: Muqdisho iyo damaashaadka Liido

Bookmark
Bookmarked

Share

Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxaa haatan ku sugan kumanaan Qoysas Soomaali ah oo dalka dib ugu soo laabtay qaarkoodna fasaxa xagaaga ee ku qaadanaya Dalkooda.

Xeebta Liido ayaa aad u buux dhaafto maalmaha nasiinada sida maalinta Jimcaha, Ayadoo aad arkeeyso kunanaan u soo damaashaad tagay oo ku qaadanaya fasax aad u raaxo badan.

Nala daawo muuqaalkaan aadka u qurxoon ee laga soo duubay.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:

- Advertisement -

Table of contents [hide]

Read more

Local News