Video: Shirarka London & shirqoolada qarsoon ee loogu maleegay SOMALIA

Columbus (Caasimada Online) – Shirarkii Soomaaliya loogu qabtay London  ,waxaa sida la sheegay ay ahaayeen shirar la doonayey in kaalmo caalami ah loogu uruuriyo Soomaaliya, si dalka uu dib cagihiisa isugu taago. Hase yeeshee aqoonyahan Soomaaliyeed, ayaa soo bandhigay shirqoolada ku duugan shirarkaas, ee Soomaalida aysan ka war-hayn.

Abdisalam Haji Ismail, oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed, ayaa wareysi uu siiyey TV-ga Somali-Channel, waxa uu kaga hadlayaaa boobka shiidaalka Somaliya iyo khiyaanooyinkii London one iyo London two.

Abdisalaam waxa uu sheegay in Somalia 500 sanno ay Reer Galbeedku ku hayeen qiyaano siyaasadeed oo caalami ah, ayna ugu danbayntii ku guulaysteen Shirwaynihii London two, iyaka oo ku darsaday khiyaano caalami ah ee xagga khayraadka Somalia.

Halkan ka daawo wareysiga