26.9 C
Mogadishu
Saturday, October 25, 2025

Video “Xasan, AU-da, IGAD iyo beesha caalamka waxa aan leenahay AMISOM ha nalaga qabto”…!

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Kismaayo (Caasimada Online) – Maamulka Jaamacadda Kismaayo ayaa bayaan ay soo saareen waxay ku codsi ugu jeediyeen madaxweynaha dowlada Soomaaliya, Midowga Africa, Midowga Yurub iyo beesha caalamka.

Bayaanka ayaa waxay kusoo jeediyeen in gacantooda lagu soo celiyo Jaamacadda,  oo muddo ku dhow saddex sano ka maqan gacanta maamulka Jaamacadda.

Cabdulqaadir Sheekh Maxamed oo loo yaqaan “Xikam” guddoomiaha Jaamacadda Kismaayo oo saxaafadda u akhriyey bayaanka kasoo baxay maamulka Jaamacadda ayaa waxa uu ka waramay dhibaatooyinka Jaamacadda ka haysta dhanka xarumaha lagu fuliyo adeegyada waxbarashada wuxuuna sheegay in ay aad ugu baahan yihiin xarunta Jaamacadda oo iminka xarun u ah ciidamada Amisom.

Caasimada Online
Xafiiska Kismaayo
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News