30.6 C
Mogadishu
Saturday, April 11, 2026

Video: Xeebta Jazeera oo ay ka socoto arrin ku cusub shacabka Muqdisho

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Caasimada Online: Xeebta Quruxda Badan ee Jazeera oo ku taalo Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa waxa aka biloowday arin ku cusub Shacabka Muqdisho taa oo dad badani ay ka heleyn qaarna ay la yaabeyn.

Hadaba arinkani ayaa ah mid xiiso badan u leh shacab fara badan oo aadayo Xeebta jazeero si ay u soo arkaan arinkani ay tabinayaa Tv-yada & IDaacadaha Muqdisho ee nala arag misa aamineysaa waa mid hadaad aragto aad ka heli doonto aqristoow.

HALKAAN KA DAAWO:

 

 

 

- Advertisement -

Table of contents [hide]

Read more

Local News