Shabakada BALCAD.COM oo Noqotay Shabakad Bulshada Soomaaliyeed aad u soo jiidatay sida ay u tahay Update ama Wararkeeda ay u yihiin kuwa daqiiqad daqiiqad ah loo soo gelinayo ayadoo ay u dheer tahay intaas Wararka Xogta ah iyo sida ay u soo hesho Wararka Xooraansiga Siyaasadeedka ah.
Hadaba Aqristoow Qeybta Warqabadka ee Shabakada Caasimada ayaa la soo gaarsiiyay Ogeysiiskani ku saabsan is badalka lagu sameeyay Shabakada Balcad.com oo ka mid ah Shabakadaha loogu jaceyl yahay kuwa Soomaalida.
Hadaba hadaadan horay u arag hada Halkaan ka Booqo WWW.BALCAD.COM