26.5 C
Mogadishu
Thursday, June 18, 2026

Sawirro: Erdogan oo booqday qolalka bukaanada ee Isbitalka Erdogan (Arag)

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Somalia Xassan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa waxa ay goordhow booqdeen Isbitaalka Digfeer ee magaalada Muqdisho.

Labada Madaxweyne ayaa hal hal u boqday qolalka Bukaan jiiftada ah ee Isbitaalkaasi, iyadoona ay xusid mudan tahay in Erdogaan uu alaabo yar yar u qeybiyay Carruurtii bukaanka kamidka aheyd ee Isbitaalka jiifay.

Erdogaan ayaa sidoo kale waxa uu bukaanada ka wareystay dhaqaatiirta xaaladooda caafimaad iyo sida ay tahay.
Sidoo kale waxa uu kormeeray qolalka kale ee Isbitaalka oo uu ku jiro qolka loogu tala galay qaliinka.

1 2 3 4 5 6 7 8 9

- Advertisement -

Read more

Local News