28.5 C
Mogadishu
Thursday, April 30, 2026

Beesha CAYR oo soo saartay 8 qodob oo xasaasi ah una sheegtay DF inay…

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Guddiga siyaasadda beesha Cayr ee Habar-Gidir ayaa soo jeediyey talo siyaasadeed oo ka kooban 8 qodob, kuwaas oo ku socda dowladda Somalia, Amisom, QM, Midowga Yurub, Mareykanka iyo dhinacyada kale ee daneeya siyaasadda Soomaaliya.

Hoos ka aqriso qodobadii ay soo jeediyeen guddiga

[pdf-embedder url=”http://caasimadda.net/wp-content/uploads/2015/03/Talo-soo-jeedinta-Beesha-Ceyr-ee-Xalinta-Dagaalka-Guriceel.pdf”]

- Advertisement -

Read more

Local News