25.1 C
Mogadishu
Tuesday, July 1, 2025

DHAGEYSO: Farmaajo oo ka digay fara-gelinta dalalka deriska ee dhismaha maamulka G/dhexe

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo oo ayaa ka Xog waramay Qorshaha Maamulka loogu dhisayo Gobolada Mudug iyo Galgaduud ee Bartamaha Soomaaliya.

Maxamed C/llaahi Farmaayo  ayaa Xusay in uu soo dhaweynayo Dhismaha Maamulka Gobolada Dhexe islamarkaana Dadka Goboladasi ay ka tashadeen aayahooda oo ay dhisanayaan Maamul matala.

Farmaajo ayaa ka digay in Dowladaha Dariska la ah Soomaaliya ay Faragalin ku sameeyaan Dhismaha Maamulka loo sameynayo Gobollada Mudug iyo Galgaduud.

Wareysiga ayuu Farmaajo siiyey idaacadda Kulmiye

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News