26.6 C
Mogadishu
Monday, June 30, 2025

QODOBO yaab leh oo ku jira war-murtiyeedka ka soo baxay shirkii Garowe ee afarta madaxweyne

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Garoowe (Caasimada Online) – Waxaa goordhow magaalada Garoowe lagu soo gabo-gabeeyay shirkii ay lahaayeen madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda maamul goboleedyada qaar ee dalka ka jira.

Xubnaha ka qeyb galayay shirka maalmahaan ka socday magaalada Garoowe ayaa soo saraay qodobo dhowr ah oo muujinayay iney isku raaceen madaxdii ku kulantay magaalada Garoowe.

Warmurtiyeed1

Warmurtiyeed2

Caasimada Online
Xafiiska Puntland.
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News