27.9 C
Mogadishu
Thursday, October 23, 2025

Dhageyso: JAWAARI oo ka hadlay arrin si aad ah looga hadal hayo magaalada Muqdisho oo ah…

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari, oo ka hor hadlayay xubnaha baarlamaanka dowlada Soomaaliya ayaa si cad u sheegay inuu ku dhaliilayo labo wasaaradood wax qabad la’aan.

Jawaari ayaa sheegay in wasaarada caafimaadka aysan gacanta ku heynin hal isbitaal oo dhalaao iyo waxyabo kale ka taageero, sida uu sheegay, wuxuuna ku dhaliilay waxbaqad la’aanta.

Jawaari ayaa mahad celin u jeediyay shaqaalaha caafimaadka gaarka ee muddo ka badan 20-ka sano wax u qabanayay dadweynaha Soomaaliya, isagoo arintaasi dhaliilay.

Sidoo kale wasaarad waxbarashada ayuu ku dhaliilay ineysan jirin wax iskuul ah oo gacanta ay ku heyso oo uu kala jeedo iney ineysan ka bixin dhanka dhaqaalaha iyo waxyaabaha ay u baaxdaan.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News