Cadaado (Caasimada Online)-Kulan ay magaalada Cadaado ku yeesheen xubnaha wasiirada maamulka Galmudug ayaa waxay kasoo saareen qoraal ka kooban shan qodob oo ay kaga hadlayeen arimo ay kamid tahay shirka kusoo idlaaday magaalada Muqdisho.
Qoraalka waxaa kamid ahaa qodob digniin loogu jeedinayay maamulka Puntland oo ku aadanaa dhowrida deris wanaaga iyo qodob lagu soo dhaweynayay shirka ka socday magaalada Muqdisho ee caasimada dalka.
Hoos ka akhriso