25.3 C
Mogadishu
Sunday, June 29, 2025

Sawirro: Arrin naxdin leh oo ka dhacday France

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Wakaaladaha wararka ayaa qoray in Kooxo ku hubeysnaa hubka fudud ay afduub ka geysteen xuduuda Fransiiska la wadaago Bilgumka.

Afduubka ayaa loo geystay maamule Bangi iyo qoyskiisa waxa uuna afduubka ahaa mid si gaar ah uga dhacay magaalada Roubaix ee ku taal xuduuda France iyo Belguim-ka.

Kooxda afduubka geysatay ayaa afduubkooda ka hor furay rasaas xoogan kadibna halkaasi ka kaxeysteen Maamulaha Bangiga iyo qoyskiisa.

Booliska Faransiiska ayaa sheegay in dhacdadaani aysan xiriir la laheyn dhacdooyinkii ka dhacay magaalada Paris, waxa ayna xaqoojiyen in falkaasi aysan geysan Daacish.

Booliska Faransiiska ayaa sheegay in la badbaadiyay dadka la afduubtay, hase ahaatee waxaa xaafada Gustave Delory Avenue and Vaillant Street ka socda howlgal ay booliska wadaan.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
1

2

3

4

5

6

- Advertisement -

Read more

Local News