28.1 C
Mogadishu
Monday, May 4, 2026

Sawirka gacmeedka Amiin Arts ee bahdilkii CCC

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawirkaani qosolka badan ayaa waxaa loogu gol leeyahay Fashilka Ra’isul wasaaraha Xukuumada Somalia, Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan labada gole ee Dowlada ku qabsaday Garoonka diyaaradaha Kenya.

Sawir gacmeedkaani ayaa muujinaaya Fashilka Mas’uuliyiintaasi, waxa ayna tani maanta hadal heyn u noqotay warbaahinta Kenya.

Qoraal yar oo uu farshaxaniistuhu dul dhigay Sawirka ayaa waxa uu Ra’isul wasaare Cumar C/rashiid ku sheegay in arrinkaasi uusan fadeexad aheyn balse ay tahay mid kamid ah soo dhaweenada casriga ah oo Dowlada Kenya ay ku muujineyso taageerada ay u heyso Somalia.
NEROBI copy

- Advertisement -

Read more

Local News