Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe, ayaa xil ka qaadis ku sameeyay maareeyayaasha Dekada iyo Garoonka magaalada Kismaayo, waxa uuna xilalkaasi u magacaabay xubno cusub.
Maareeyaha Garoonka Diyaaradaha magaalada Kismaayo, ayaa waxaa loo magacaabay C/llahi Aadan Maxamuud.
Sidoo kale, Maareeyaha Dekadda magaalada Kismaayo, ayaa waxaa loo magacaabay Axmed Xaaji Aadan Guuleed.
HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA



