Muqdisho (Caasimada Online) – Guddoonka Baarlamaanka Somalia, ayaa Maanta Qaraar kasoo saaray natiijada Kulammadii Albaabadu u xirnaayeen oo Baarlamaanka Soomaliya ay dhammaadkii kal-fadhigii Todobaad Su’aalaha ku Weydiiyeen mas’uuliyiinta iyo saraakiisha Amniga oo uu Hoggaaminayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke.
Qaraarkan oo uu Warbaahinta u Akhriyey ku-simaha Guddoomiyaha Baarlamaanka, ahna Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamanka, Mahad C/lla Cawad, kaasoo lagu xusay qodobbo dhowr ah.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA GUDOONKA KASOO BAXAY



