26 C
Mogadishu
Monday, June 15, 2026

Amiin Caamir sameeyey sawir dareen abuuray

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Sawirkaani ayaa kusoo beegmay xili ay abaaro ba’an ka jiraan qeybo kamid ah dalka, waxa uuna Sawirkaani muujinayaa Mas’uuliyiin shandado lacag ah u sida Hiiraan si loo dhameeyo qorshaha laga leeyahay dhismaha Maamulka cusub ee loo dhisaayo Hiiraan iyo Sh/Dhexe.

Shandadahaasi ay ku jiraan lacagaha Dollar-ka ah ayaa waxaa barbar socda Qoysas masaakiin ah oo la itaal daran abaaraha iminka ka taagan Gobolada dalka kuwaasi oo la balamiyay arrimaha maamulka cusub kadib.
HA_LO_GUR

- Advertisement -

Read more

Local News